Skip to main content
share Share
favorite Favorite

422
RESULTS

COLLECTION
TOPIC atoz
Assalaamu calaykum Shabakada Islaamiga Alqimmah Waxay idin soo Gudbin:- Duruus qiimo badan uu sheekh almujaahid mukhtaar abuuzubayr amiirka mujaahidiinta alshabaab alaah ha dhawree uu ku fasiraya kitaabka qiimaha badan ee caqiidada سُلَّمِ الوُصُولِ إِلَى عِلْمِ الأُصُولِ فِي تَوحِيدِ اللهِ وَاتِّباعِ الرَّسُولِ للشَّيخِ : حافِظُ بنُ أَحْمَدِ الْحَكَمِي رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى inshaa alaah duruusta oo ka kooban 11qeebood iyo kitaabka oo doc iyo pdf-ba waa idin soo upload gareenay alaahne waxaan ka baryeenaa inuu nagu anfaco kitaabkaan sheekhane alaah ha ka abaal mariyo ajar. ugu danbeen walaalaha yay naga iloowin docadooda wanaagsan. ___________________________________________________________ waa walaaalihiina shabakada islaamiga alqimmah www.alqimmah.net www.al-qimmah.net haka iloowin docada wlaaalaha camalkaan juhdiga ku bixiyay adine noqo mid ka faaideesta oona gaarsiiya walaalahaada kale ee islaamka. salaamu calaykum waraxamtulaahi wabarakaatuh 2
1 1
Asalamu Calaykum Dhamaan Walaalaha Waxaan idin soo gudbinaynaa Taatikada Dagaalka cusub ay mujaahidiinta la soo baxeen iyo xaalada cusub ay muqdisho gashay Kana Baxday Qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center Waxaa Jeedin Sheekh Maxamed Baali Allaha Dhowree Soo dajiso http://www36.multiupload.com:81/file...kh%20baali.mp3 http://www.megaupload.com/?d=COZ4LIKU http://depositfiles.com/en/files/whqdydb19 https://rapidshare.com/#!download|948l35|2677215949|kelmad_sheekh_baali.m p3|4551|You%20need%20RapidPro%20to%20download%20mo re%20files%20from%20your%20IP%20address.%20%288d56 11a9%29 http://www.zshare.net/audio/93444199c06decab/ https://hotfile.com/dl/126191192/722...baali.mp3.html http://www.filesonic.com/file/162342...eekh_baali.mp3 http://www.fileserve.com/file/BbaEqJt Ducadina Wanaagsan Ha Ka Ilaawina Walaalihina Mujaahidiinta 1
Assalaamu Calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuh waa cajalad ay soo saareen walaalaheen maktabka dacwada ee mujaahidiinta alshaabaab alaah guul ha siiyee cajalada ayaa la magac baxaday __________________________________________ __________________________________________ Dawlada islaamka Way Imaaan (Inshaa alaah) دولة الإسلام قادمة ___________________________________________________________________ Waxaa ka qeeb qaadanayo cajalaadaan qiimaha badan sheekh yadaan -Sheekh Abuu Muslim -Sheekh Abuubakar AlZaylaci -Sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur -Sheekh Cali Dheere iyo ugu danbeen Macalin Burhaan oo kalimado gaaban oo qiimo badan kusoo khatimayo inshaa alaah way imaan doontaa dawlada islaamka maalintaasi ayay muslimiinta farxi doonaan haduu ale yirahdo haka iloowin docadaada wanaagsan walaalihiina Mujaahidiin 1
I001 1
Islam 1
Lathat 1
Sheekh Macalin Burhaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee saaxada jihaadka ku sugan ayaa maanta Muxaadaro qiima badan ka jeediyay mid kamida Masaajidda ku yaal duleedka magaalada Muqdisho. Kumanaan Shacab Muslimiin ah ayaa dhegeysanayay Tacliiq uu Macalim Burhaan ka jeediyay Masjidka Dabaqeynka ee deegaanka Ceelasha Biyaha wilaayada Shabeelaha Hoose. Sheekha oo Muxaadaradiisu u badneed Bishaaraad iyo ka hadalka xaaladda taagan ayaa ka farxiyay Muslimiinta kana nixiyay Murjifiinta,Munaafiqiinta iyo gaalada oo maalmahan isla dhaxmarayay in mujaahidiinta looga adkaaday dagaalada Muqdisho. "Insha'allaahu Muqdisho waa loo laabanayaa, wixii qanaa'im ah oo lahelo waa laqeybsanayaa diintu way fideysaa"ayaa ka mid ahaa hadalada sheekh Burhaan. Sheekha ayaa fadeexadeeyay kuwa culima iska yeelka ah oo markii ay mujaahidiintu shaaciyeen taaktiigga dagaal warbaahinta cadawga ka mashxaraday iskana dhaadhiciyay in Shabaabul Mujaahidiin dagaalada ku jabeen. Inkastoo uusan Sheekh Macalin Burhaan sheegin magaca kuwa Addis Ababa ku sugan ee Warbaahinta Muqdisho intasoo wacay isugu hambalyeeyay isbaahinta gaalada hadane sheekha ayaa isdul taagan xaalka kuwaasi khuwanada ah. Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo culimaa'usuu ku sugan magaalada Addis Ababa oo dheg laqabta laheyn ayaa maalmihii lasoo dhaafay soo wacayay Warbaahinta Muqdisho qaarkeed waxayna ka sheegayeen Kalimado u muuqday in AMISOM iyo DKMG ah loogu hambalyaynayo isbedelada Muqdisho ka dhacay 1
books 1
dawrah 1
feqh 1
hosein 1
imran 1
infaq 1
sheikh 1
CREATOR
SHOW DETAILS
up-solid down-solid